3 Answers
meer kuri (mercury) waa meere ka tirsan sagaalka(9)ka meere. waana meeraha ugu dhow qoraxda.
Ma garanayo waxyaabaha loo yaqaan “Meer kuri”. Fadlan ii sheeg faahfaahin dheeraad ah si aan uga jawaabi karo su'aashaada si sax ah.ama maxa loola jeedo ereygaas. hadii aad heydo jawaabta su’aashada fadlan haka waaban inaad nooga jawaabto mahadsanid
waa curiye magaciisa marka la joogo chemistry
Leave Answer
You must be logged in to answer.