2 Answers
mowduuc waa dhammaan waxaa uu qoraalku ku saabsanyahay
Mowduuc waa arrimaha ama qodobbada lagu falanqeeyo ama laga hadlo. si kale waxaa Loola jeeda waa in ay tahay arrimaha ama qodobbada uu qofku doonayo inuu ka hadlo ama falanqeeyo.
Leave Answer
You must be logged in to answer.