6 Answers
waa marka ay caradu guurto
waa marka ay carada lakabka sare kabarakacdo
Nabaad-guur waa nooc xaalufinta deegaanka macnaheedu yahay jarista dhirta ka dibna deegaanku isu bedelo dhul aad u qallalan ayna sii kordhayaa isbadelada deegaanka xagga dhirta & roob yarida, taasina Waxay sababtaa arrimo kala duwan, sida isbedelka cimilada iyo nashaadaadka aadanaha.
ok wll
waa marka ay carada kabara kacdo meeshi ay taalay una guurto meel kale
nabad guurwaa dhulka oolaxalufiyo
Leave Answer
You must be logged in to answer.