waa maxay naxawe

1 Answers
caawiyepanel
April 18, 2023, 4:32 am
Naxwaha waa habka iyo hannaanka loo habeeyo amma la isugu hagaajiyo si loo dhiso weedho macno samayn kara. Qeexid kale oo naxwaha afku leeyahay ayaa ah, naxwuhu waa urur amma kooxo xeerar ah oo loo dejiyey af amma luqad ummadi leedahay, si uu afkaasi macno u yeesho qoraal ahaan iyo hadalba

Leave Answer

You must be logged in to answer.