4 Answers
            
            
        
        naxwe waa xeerka barshad Afka somaliga
                        naxwe waa barashada xeerarka ku sabsan sida erayadu isu bedelaan qaabkooda koox ahaanna u raacaan erayo kale si ay u sameeyaan weero
                Naxwaha afku waa habka iyo hannaanka loo habeeyo amma la isugu hagaajiyo si loo dhiso weedho macno samayn kara.
Qeexid kale oo naxwaha afku leeyahay ayaa ah, naxwuhu waa urur amma kooxo xeerar ah oo loo dejiyey af amma luqad ummadi leedahay, si uu afkaasi macno u yeesho qoraal ahaan iyo hadalba.
                        Maxwell was barashada heerarka usaabsan afka
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
