waa maxay naxwe

2 Answers
Queen of somalia
April 24, 2023, 12:41 pm
Naxwe ama grammar waa nidaamka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo luqad kasta. Waxaa ka mid ah xeerarka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo, sida qaabka loo isticmaalo ereyada, xarafyada, iyo qalabka kale ee luqada. Naxwaha waxay ka kooban tahay xeerar kala duwan oo loo isticmaalo si loo xaqiijiyo in luqada ay noqoto mid sax ah oo fudud, qofkasta oo luqada ku hadlaa ay fahmi karaan. Naxwaha waxaa lagu bartaa iskuulada, jaamacadaha iyo kulliyadaha luqadda.
cadde
April 24, 2023, 12:11 pm
Naxwe:waa barashada xeerarka sida ay isku bedelaan xeerarkooda,qaababkooda iyo koox ahaanna isuraacaan

Leave Answer

You must be logged in to answer.