waa maxay qoys?

2 Answers
Hassan mohamed
May 14, 2023, 9:46 pm
qoys waa dad ka kooban hooyo aabe caruur aueeyo awoowe qaraabo
Nuurto Sharif
April 20, 2023, 9:25 am
qoys waa dad ka kooban dhowr qof ugu yaraan labo qof lab iyo dhedig ah oo is qaba siwaafaqsan shareecada islaamka hal aqalna wada degan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.