Loading...

waa maxay roob

1 Answer

1 Answer

  1. Roob.waa dhibco biyo dareere ah oo ka yimaada daruuraha cirka taasi oo ku soo da’da oogada sare ee dhulka. Roobku wuxuu ka mid yahay marxaladaha “wareega biyaha” waana nidaamka dhulku ku helo biyo saafi ah. Roobku wuxuu sameeysmaa markaa biyaha fadhiya (sida harooyinka, balayada, webiyada iyo badaha) ay ku uumi-baxaan cirka, halkaas ooy ku qaboobaan ka dibna cufisjiidadka dartii ku soo dhaca dhulka ayagoo ah dhibco biyo hoore ah.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message