waa maxay saynis

2 Answers
Dowzo
September 20, 2023, 3:06 pm
waa cilmi muhiim ah kaas oo kuu qeexaya noolaha iyo ma noolaha
Queen of somalia
May 22, 2023, 6:41 pm
Saynis waa cilmi kasta ee ku dhasan tijaabo ama shey la xaqiijiyay. Saynis waxaa la isla dhahaa dhamaan culuumta ka hadleysa noolaha iyo manoolahaba.

Leave Answer

You must be logged in to answer.