waa maxay shaqada Maskaxda ay qabato ?

3 Answers
Wanagzan Sabiriina
March 28, 2023, 10:48 am
Shaqada Maskaxda, waxey ka jawabtaa su ,aalaha ka yimaada qeybaha kala duwan ee jirka bini ,aadamka .waxeyna ka talisaa Holaha oo dhan .waxaana u wanaagzan Qosolka iyo farxada .waxana wax udhiba Caburka iyo MaandooriYaha ama Balwada.
c.raxmaan
April 24, 2023, 2:36 pm
waa ina at wax keydiso fikirto
Nalka Xaaji
August 16, 2023, 11:03 pm
waxa ay maskaxda ka shaqeysaa in ay ka jawab celiso wax walbo oo jirkeena u bahanyahay.

Leave Answer

You must be logged in to answer.