Kagawa Shinji
@jjjj • Joined March 2022
No bio added yet.
10
Questions
13
Answers
0
Reputation
7
Friends
0
Groups
Questions Asked
Recent Answers
What service they do somnest
Somnest is an Istanbul-based, unfunded full-service digital marketing company founded in 2020. They specialize in web and app development, along with web hosting services. As a digital agency, they compete within the technology sector, focused on delivering comprehensive online solutions.
Key Services Offered by Somnest:
Web Development: Building websites and web applications.
App Development: Creating software applications.
Web Hosting: Providing server space for websites.
Digital Marketing: Operating as a full-service agency to assist with digital strategy.
Gormee ayaa la sameeyay apka caawiye
waxaa la sameeyay 2022
Mustaf wuxuu qiyaasey 10 su aalod dhan kadis ah run ama been ama sax ama qalad hadaba waa maxey su aalha kala bar iney sax yihiin ?
Adiga nooga jawaab wll
form three biology
waan so gelin doona haduu Alle idmo.
geela dhedigaa magaceed ?
Geela kiisa dhediga waxaa la dhahaa hal
waa maxay saynis
Science waa habka lagu xisaabinayo oo lagu fahmayo dunida oo dhan iyadoo loo marayo cilmi baaris, tijaabo, xaqiiqooyin iyo xisaab. Waxaa jira kala duwan oo cilmi ah oo ay ka mid yihiin sayniska farshaxanka, sayniska nolosha, sayniska aasaasiga ah iyo kuwo kale. Cilmi ahan waxaa lagu bartaa dugsiyada, jaamacadaha iyo xarumaha cilmi baarista.
sheeg magaca saxaabigii uu malakul Jibriil cs suuradiisa ugu Imaan jiray nabiga ﷺ
wuxuu ahaà saxaabiga lagu magacaabo daxiya bunu khalifah
sheeg imisa jeer ayaa Qur’aanka lagu sheegay magaca Jibriil cs?
waxaa qur'aanka lagu sheegay magaca Jibriil 3jeee
waa maxay furaha wadanka Somalia?
furaha numberka wadanka Soomaaliya waa 252
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more