Loading...

waa maxay social

1 Answer

1 Answer

  1. Cilmiga u adeegida bulshada “Social Work”

    Cilmiga u adeegida bulshada waa aa adeeg xirfad caawineed taas oo looga dan leeyahay in wax loogu qabto, shakhsiyaadka, qoysaska iyo bushoyinka si kor loogu qaado badhaadho nololeed, sido kale cilmigan waxaa looga dan leeyahay in kor loogu qaado xirfada iyo kartida dadka u baahan taageero dhaqaaleed si u xaliiyaan dhibaatooyinkooda gaarka ah. Dhanka kale cilmiga u adeediga bulshada waxa uu si dhaw ula shaqeeya xirfadlaayasha kale oo arimaha bulshada si ay si wada u jir ugu adeegaan dadka baahiya gaarka ah qaba.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message