waa maxay syphilis?

1 Answers
fatxi fani
March 28, 2023, 11:12 am
cudurka isfiilatada waa cudur kamid ah cudurada la iskujiraahdo STI waxayna ku dhacdaa dhiiga waxaana lagugartaa nabro kasoo baxa jirka meelakamid ah sida dabada faraha iyo madaxa

Leave Answer

You must be logged in to answer.