waa maxay tamar

2 Answers
Faaduma Aadan
September 14, 2023, 6:28 pm
Tamara waa Kartika haw laguqabto
Queen of somalia
July 8, 2023, 2:43 pm
Tamar..waa astaamaha kartida walaxu leedahay. Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu’eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan..

Leave Answer

You must be logged in to answer.