Loading...

Waa maxay web development

1 Answer

1 Answer

  1. Web Development waa habka lagu dhiso, loo naqshadeeyo, loona maamulo website-yada iyo web applications-ka (apps-ka internetka ku shaqeeya).
    Waxaa ku jira: Frontend Development → waxa uu qofku kusoo jeedo (design + code)
    Backend Development → waxa ka dambeeya website-ka (server, database, logic)
    Full-Stack Development → labadaba frontend iyo backend

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message