loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Xasan Caawiye
May 8, 2023 | 10:51 am |1 Answers

waa maxay xisaab?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 8, 2023, 12:11 pm
Xisaabtu waa maaddo aad u ballaadhan oo leh qaybo-hoosaadyo badan, oo ay ku jiraan aljabra, joomatari, kalkulus, tirokoobyo, iyo kuwo kale. Waxaa loo adeegsadaa codsiyo aan la tirin karin, sida injineernimada, fiisigiska, dhaqaalaha, sayniska kombiyuutarka, iyo maaliyadda, si loo magacaabo dhowr. Xisaabtu sidoo kale waa qalab lagama maarmaan u ah samaynta saadaalinta iyo qaabaynta hababka adag, taas oo noo ogolaanaysa inaan si fiican u fahanno aduunka nagu wareegsan.Xisaab waa cilmiga wax xisaabinta. Waxaa jira afar xisaab-fal oo kala ah: isku-dar (+),ka-jar ama ka-goy(-),isu-qaybin (/) iyoisku dhufasho (x). Laba tiro marka laysku daro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa wadar. sida 2+5=7 wadarta 2 iyo 5 waa 7. Laba tiro marka la kala jaro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa farqi. sida 3-1=2 farqiga 3 iyo 1 waa 2. Laba tiro marka laysku dhufto wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa taran. sida 2 x 3 = 6. Taranta 2 iyo 3 waa lix. sidoo kale afartaa waxaa dheer iyagoo jajaba marka lagu shaqaynayo matalan 1/4 +1/4 =1/2hadaynu kala goynana waa 1/2 - 1/4 =1/4haddii aan isku dhufanana waa 1/2 * 1/2 =1/4haddii aan isku qaybinana waa 1/2 / 1/2 =1 Isticmaalka ama dabbakhida xisaabta dhiraandhirinta (Derivative) Xisaabtan looyaaqaano dhiraandhirinta ama afka qalaad loogu yeedho “derivative” waa qaybta asalka u ah labada qaybood ee ay ‘Caculus’tu u qeybsanto, taas oo leh faaiidooyin ama isticmaal farobadan oo xal u ah weydiimooyin xisaabeed oo faro badan. Hadaba si ay u fududaato isticmaalka dhiraandhirintu aynu soo qaadano tusaalooyin faro badan oo ku saabsan xisaabtan aadka muhiimka u ah.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • caawiye Admin
    Chapter1 (Q34) Outline the diseases of the nervous system
    Aug 14, 2021 - 20:14 |1 Answers
  • Queen of somalia
    Jacaylkii uu kala geeyay dagaalkii Labaad ee Adduunka oo 75 sano ka dib si cajiib ah isku helay?
    May 20, 2023 - 19:43 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg ninka aadan maalin gareeynin?
    Dec 27, 2022 - 18:33 |2 Answers
  • Farxaan Faarax
    what is the chemistry
    Apr 27, 2023 - 19:35 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg Dalka ugu soo sarista badan Bariiska?
    Feb 11, 2023 - 11:37 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img