loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Xasan
May 22, 2023 | 1:21 pm |1 Answers

Waa maxay xisaab

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
May 22, 2023, 3:32 pm
Xisaabtu waa maaddo aad u ballaadhan oo leh qaybo-hoosaadyo badan, oo ay ku jiraan aljabra, joomatari, kalkulus, tirokoobyo, iyo kuwo kale. Waxaa loo adeegsadaa codsiyo aan la tirin karin, sida injineernimada, fiisigiska, dhaqaalaha, sayniska kombiyuutarka, iyo maaliyadda, si loo magacaabo dhowr. Xisaabtu sidoo kale waa qalab lagama maarmaan u ah samaynta saadaalinta iyo qaabaynta hababka adag, taas oo noo ogolaanaysa inaan si fiican u fahanno aduunka nagu wareegsan.Xisaab waa cilmiga wax xisaabinta. Waxaa jira afar xisaab-fal oo kala ah: isku-dar (+),ka-jar ama ka-goy(-),isu-qaybin (/) iyoisku dhufasho (x). Laba tiro marka laysku daro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa wadar. sida 2+5=7 wadarta 2 iyo 5 waa 7. Laba tiro marka la kala jaro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa farqi. sida 3-1=2 farqiga 3 iyo 1 waa 2. Laba tiro marka laysku dhufto wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa taran. sida 2 x 3 = 6. Taranta 2 iyo 3 waa lix. sidoo kale afartaa waxaa dheer iyagoo jajaba marka lagu shaqaynayo matalan 1/4 +1/4 =1/2hadaynu kala goynana waa 1/2 – 1/4 =1/4haddii aan isku dhufanana waa 1/2 * 1/2 =1/4haddii aan isku qaybinana waa 1/2 / 1/2 =1 Isticmaalka ama dabbakhida xisaabta dhiraandhirinta (Derivative) Xisaabtan looyaaqaano dhiraandhirinta ama afka qalaad loogu yeedho “derivative” waa qaybta asalka u ah labada qaybood ee ay ‘Caculus’tu u qeybsanto, taas oo leh faaiidooyin ama isticmaal farobadan oo xal u ah weydiimooyin xisaabeed oo faro badan. Hadaba si ay u fududaato isticmaalka dhiraandhirintu aynu soo qaadano tusaalooyin faro badan oo ku saabsan xisaabtan aadka muhiimka u ah.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • naddymoalim
    sida ugu fudud aan ku helo karo free domain
    Sep 09, 2022 - 18:54 |1 Answers
  • Daahir Cabdi
    waa maxay wacyi gelin bulsho?
    Feb 20, 2023 - 13:32 |2 Answers
  • haaheey
    qofkee soo saaray qoraalka mobilka iyo laptomka
    May 17, 2023 - 13:13 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter1 (Q3) What is occurring in the diagram above?
    Aug 29, 2021 - 21:44 |1 Answers
  • Hibaaq Farxaan
    what is the social?
    Apr 13, 2023 - 11:39 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Download app from

app-storeplay-store
Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App StoreKala so deg
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img