2 Answers
waa marka carradu ka kacdo lakabka sare ee dhulka
Nabaad-guur waa nooc xaalufinta deegaanka macnaheedu yahay jarista dhirta ka dibna deegaanku isu bedelo dhul aad u qallalan ayna sii kordhayaa isbadelada deegaanka xagga dhirta & roob yarida, taasina Waxay sababtaa arrimo kala duwan, sida isbedelka cimilada iyo nashaadaadka aadanaha.
Leave Answer
You must be logged in to answer.