Loading...

waa maxey su’aal?

1 Answer

1 Answer

  1. su’aal waa waxkasta OO aan qorno ama sheegno OO u baahan jawaab,

    su’aashu waa jumlad ama odhaah loo isticmaalo in lagu weydiiyo macluumaad ama caddayn wax ku saabsan. sido kale Waa codsi aqoon ama weydiin mawduuc gaar ah. Tusaalooyinka su’aalaha waxaa ka mid ah “Magacaagu?”, “Xaggee ku nooshahay?”, su’aalaha waxaa badanaa ku xiga calaamad su’aal (?)

    fadlan haka waaban inaad Adigana su’aalo wax ku ool ah aad nagu biiridis ama aqoontada jawaabeed..

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message