loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Deeqo Gurey
May 16, 2023 | 5:49 am |1 Answers

waa maxy nabad?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 16, 2023, 8:38 am
Nabad.waa xiliga xasiloonida iyo degenaashaha, ereyga NABADA waa af-garad ka soo horjeeda Dagaalka iyo qarbudaada ka dhex aloosma qowmiyadaha, ama dabaqadaha bulshada, ama dowladaha tartamaya, sooyaalka waxaa ka muuqanaya in badanka aadanuhu u janjeeraan dhinaca nabada, iyo ka talinta xasiloonida, iyagoo dejinaya booskii xasilooni darida iyo qalaanqalka dagaalka, sida la wada ogyahay nabadu waa tan joogtada ahaata waqti dheerna jirta, nabada ayaa waxaa la socda horumar iyo koboc dhinac walba taabanaya,  dagaalka iyo dhibta ayaa lid ku ah marwalba xasiloonida ka dhalata nabada kiiyoo aan la jaan qaadi karin horumarka iyo ilbaxnimada. Nabada wanaageeda qaalinimadeed iyo lama huraanimada ay u tahay bulshada, maadiga ruuxda iyo guud ahaan nolosha ma garan karo qof aan u soo joogin balaayada dagaalka iyo dhibta uu leeyahay. nabada iyo amaanka ayaa aasaas lama huraan iyo shardi u ah ah horumarka , koboca iyo ilbaxnimada oo dhan. soomaalida oo ah dad nabada iyo dagaalka labadaba yaqaan ayaan la soo koobi karin  murtida ay ka sameeyeen nabada waxaa ka mida maahmaahyaha soomaalida Nabad la'aani waa nolol la'aan. Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yaraa Nabad baa naas la nuugo leh
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Abdi fitaah Abdulahi
    goormee ayaa labartay farta soomaaliya
    Apr 12, 2023 - 12:22 |2 Answers
  • Queen of somalia
    imisa maalmood ayey doorada u kunta ku fiqdaa?
    Dec 22, 2022 - 05:34 |3 Answers
  • Queen of somalia
    Waa immisa garaaca wadnaha qofka caadiga ah ee qaangaarka ah daqiiqaddiiba?
    May 22, 2023 - 09:11 |1 Answers
  • c.raxmaan
    sheeg cali binu abii daalib meeqo caruuraa dhalay
    May 11, 2023 - 06:17 |1 Answers
  • Axmed Mohamed salax
    waa maxay ashqaraar?
    Mar 24, 2023 - 02:18 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img