Loading...

waamaxay qab yaalad

3 Answers

3 Answers

  1. Qabyaalada.waa nooc oo ka mid ah midabtakoor. Waa na marxalada tiro dad ah isku ururiyaan, yimaadaan, hiishadaan, taageeraan ama iskugu xidhan yihiin ayagoo xidhiidhka ka dhexeeya yahay in hal qabiil ka soo wada jeedaan ama heyb wadaagaan, kuwaasi oo daacad u ah danaha qabiilka isla markaana u hogaasan danta beeshaas ama qabiilkaasi laguna colaadiyo oo lagu naco cidaha kale.

    1. Replying to Queen of somalia
      Qabyaalada.waa nooc oo ka mid ah midabtakoor. Waa na marxalada tiro dad ah isku ururiyaan,...

      qabyaaladu waa wax dadku eey isku aqoonsadaan

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message