Loading...

waamaxy sigaar

1 Answer

1 Answer

  1. Sigaar .waa buuri ku duuban warqad khafiif ah kaas oo la cabo qiiqiisa. Sigaarka oo u sameeysan qaab dhuuban ayaa hal dhinac dab laga qabadsiiyaa isla markaana laga nuugaa dhinaca kale, taas oo qiiqu tago sambabada qofka cabaya.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message