2 Answers
dhibcaha laga helo caawiye app waa mid ka tarjumeysa darajada isticmaalaha qofka waxa uu gaari karaa xubin sare sidoo kale waxa uu heli karaa calaamada xaqiijinta blue tick.
halkaan caawiye app hadii aaad gaarto dhibco badan waxad kamid noqon kartaaa xubin sare maamulka appka hadii aad rabtid in aad ogaatid dhicnaha iyo calaamadaha tag /menu kadib ka dooro badge and points halkaas ayaad ka heli kartaa xogta dhibcaha.
aniga meesha waxaa uimaaday inaa kaogaado xog xogtaasna waxaawaaye account aa iisameysan sababta aausameyy iyo dhibcaha inta laga rabo
Leave Answer
You must be logged in to answer.