wamaxay tamar

4 Answers
Maaido c/qaadir
May 26, 2023, 10:09 pm
tamar waa karti ama awoodda hawl lagu qabto
Hassan mohamed
May 14, 2023, 10:09 pm
waa abooda hawl lagu qsbto
Queen of somalia
May 12, 2023, 6:17 pm
Tamar..waa astaamaha kartida walaxu leedahay. Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu’eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan.
Hani Dheyman
May 13, 2023, 6:20 pm
tamar waa awooda ama xooga shaqo lagu qabto

Leave Answer

You must be logged in to answer.