Loading...

waa maxay tiraab

1 Answer

1 Answer

  1. Tiraabtu waa qaybta hadalka ka mid ka ah ee aan lahayn ridmo iyo qaafiyad ama xaraf ay ku socoto, waxa ayna ka kooban tahay murti, googaaleysiga, sheeko, baaniso, oraah iyo qayb ka mid ah maahmaahyadda.
    Xeerka tiraabta loo adeegsado waa in loo ilaaliyo meel dhacdo iyo macno, laakiin kugu dabrimeyso tiraabtu inaad xaraf iyo xubin midna ku socodsiiso ee hadalku tiraabta ahi waad dheereyn kartaa waadna gaabin kartaa.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message