Waxaad sheegtaa labadda wadan ee Afrika aan la gumeysan?

3 Answers
Asma Hussain
May 23, 2023, 1:09 am
Liberia
iidan
May 12, 2023, 2:35 pm
liberia ethipia
caawiyepanel
October 18, 2022, 9:42 am
Labada wadan ee qarada Afrika aan la gumeysanin waa: Wadanka Liberia Wadanka Ethiopia

Leave Answer

You must be logged in to answer.