loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 2:10 pm |1 Answers

WAXYAABAHA QUBEYSKA WAAJIBIYO MAXAA KAMIDA ?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 2:11 pm
Waxyaabaha qubeyska waajibiya waa 6 waxyaabood 6-daan xaaladood mid ka mid ah haddii ay qofka ku dhacaan waxaa ku waajibaayo qubeys. 1. Labada farji oo is gala. 2. Qofka oo mini ka timaado. 3. Xayl ama dhiigga caadada ah. 4. Dhiigga umusha. 5. dhalidda haweneyda markii ay dhasho qubeys ayaa ku wajibayo. 6. Qofka markuu geeriyooda. QAABKA LOO QUBEYSTA Waxaa laga doonayaa qofka markuu is daahiranaayo labadaan shardi "1" in uu niyaysto "2" in uu jirka dhammaantiis biyaha gaarsiiyo, qubeyska inta la bilaabin ka hor waa in uu xubinta la dhaqaa ka dib waa in la weesa qaato, waxaana nagala doonayaa in aan ku dayanno qaabkii uu nabiga {NNKH} u qubeysan jiray oo ah in la weesa qaato marka hore ka dib dhinaca midig biya laga bilaabo 3 jeerna la dhaqo ka dib dhinaca bidix lagu xijiyo sidaas oo kale, ka dib madaxa la xijiyo ka dib jirka dhammaantiis biyaha in lawada gaarsiiyo. Qaabkaas aan soo sheegnay in loo qubeysto ayaa sunno ah oo nabiga sameyn jiray {NNKH}
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Maxmuud Cali
    taariikhda dalka
    May 06, 2023 - 00:20 |1 Answers
  • Shukri Ciise
    sheeg saxaabigii loo yaqaanay xawaariyu rasuul
    Mar 14, 2023 - 22:31 |2 Answers
  • khaliilyare6
    Ninka taajirka ah wuu i tuuraa, kan faqiirka ahna wuu i daryelaa, Caruurtana way i cunaan,Kuma ayaan ahay?
    Jun 01, 2023 - 19:07 |2 Answers
  • faadumocali maxamuud
    what is biology
    Feb 06, 2023 - 11:31 |1 Answers
  • Zaynab Cumar
    goormu dhacay dagalki uxud
    Apr 24, 2023 - 14:42 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img