3 Answers
            
            
        
        soomaliya waxey kutaalaa geeska afrika
                        geeska Africa ayey ku taalaa
                        Soomaaliya waxa ay dhacdaa Geeska Afrika, waa gobol dhaca bariga qaarada Afrika.  Galbeed waxaa ka xiga Itoobiya, waqooyi-galbeed Jabuuti, Koonfur-galbeed Kenya, Gacanka Cadmeed oo waqooyi ka xiga, bari iyo koonfurna waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
