You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
soomaliya waxey kutaalaa geeska afrika
geeska Africa ayey ku taalaa
Soomaaliya waxa ay dhacdaa Geeska Afrika, waa gobol dhaca bariga qaarada Afrika. Galbeed waxaa ka xiga Itoobiya, waqooyi-galbeed Jabuuti, Koonfur-galbeed Kenya, Gacanka Cadmeed oo waqooyi ka xiga, bari iyo koonfurna waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.