1 Answers
            
            
        
        Xididaha dhiiga waa. dhuumo Daldaloola oo ku baahsan dhamaan jirka gudahiisa Xididaha dhiiga waxaa loo qeybiya sedex Nuuc oo kala ah.
1 Artery  (Halbowlaha)
2 Vein  (aroore)
3 Capillary  (Tiftaaf)
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
