Loading...

yaa asaasay shabaab?

2 Answers

2 Answers

  1. Aas aasihii Al-Shabaab si dhab ah looma oga,maadaama kooxdas ay soo martay isbadalo dhowr ah oo dhanka hogaanka ah sanadihii lasoo dhaafay waxaana loo tiriyaa inuu aasaasay Axmed Godane. Si kastaba ha ahaatee, waxaa la rumeysan yahay in Xasan Daahir Aweys oo horey u ahaa Hogaamiyihii Maxaakiimta uu qeyb weyn ka qaatay dhismahooda.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message