1 Answers
Xaawo taako waxay Ku dhimatay muqdisho 11 janaayo 1948 malin axad ah Waxaa jira dhowr nooc oo sheekadeeda ah, mana cadda sida ay u dhimatay. Warbixinada qaar ayaa sheegaya in lagu dilay dagaal, halka qaar kalena ay sheegayaan in ay u dhimatay sababo dabiici ah.
Leave Answer
You must be logged in to answer.