Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
or
No apps configured. Please contact your administrator.
Don't have an account?Sign Up
Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
Caawiye Member
Dagaalkii Beder waa dagaal dhacay, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D oo u dhiganta 17kii Ramadan sanadkii 2aad ee Hijrada Islaamka, dagaalkaasi oo ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas (ee maanta ah dalka Sacuudi Carabiya
Dagaalku wuxuu ka dhex dhacay Ciidanka muslimiinta iyo kuwa gaalada qureesh xaga islaamka waxa hogaaminayay Nebi Muxamed (n.n.k.h) iyo xooga ciidan ka soo duulay magaalada Makka oo uu hogaaminayay madaxdii Qureysheed ee ka soo horjeeday diinta Islaamka.
Dagaalkan Beder wuxuu ahaa dagaalkii kowaad ee si fool-ka-fool ah uga dhex dhaca gaaladii reer Makka iyo muslimiinta u soo qaxdey isla markaana degan magaalada Madina.
ZABIRIIN CADDEY Zapiriin Abdirahman
waxa uu dhacay 13 march 624 ee miilaadiga , halka Taariikhda hijrigana ay ahayd 17 Ramadan Sanadkii 2 aad .
Maido Maxamed
waxa uu dhacay sanadkii 2 baad ee hijriyada