loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
caawiye Admin
October 10, 2022 | 9:01 pm |6 Answers

Caabuqa Xiniinyaha (Epididymo-orchitis)

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
Suaalaha Caafimaadka
6 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
October 10, 2022, 9:08 pm
Xanuunkaan wuxuu aad ugu badan yahay ragga da'doodu u dhaxayso 15 illaa 30 sano iyo ragga ka wayn 60 sano. Astaamaha lagu garto xanuunkaan: Badanaa xanuunkaan si dhakhso ah ayaa lagu dareemaa calaamadihiisa hal malain ama laba maalin gudahooda, isla markiiba qofka wuxuu dareemaa qooraha oo bararo, xanuun iyo danqasho siyaado ah. Hadduu xanuunkaan ka dhashay xanuun kale sida aan kor ku soo xusayne qofka wuxuu dareemi karaa astaamo kale oo la xiriira xanuunka keenay, tusaale: hadduu infekshan kaadi mareenka horay kuu hayay waxaad dareemaysaa kaadida oo ku gubto, dhabar xanuun, gumaar xanuun IWM, midda kale hadduu caabuqa ka yimid xanuunada galmada lagu kala qaado waxaa dareemi kartaa dheecaan ibta ka yimaado, qanjirrada saracda ku jira oo barara IWM. Laakiin caabuqaan xininyaha markuu bilawga yahay waxaa lagu yaqaanaa qandho iyo xanuun siyaado ah oo qofku la miirdaboolmi karo xaaladaha qaar.
Please log in to reply.
Shukri Dhobale
June 10, 2023, 11:24 am
siden isaga dawenkaraa xanunka
Please log in to reply.
caawiyepanel
October 10, 2022, 9:05 pm
Infekshanka kaadi mareenka oo xumaaday wuxuu keenaa caabuqa xiniinyaha, khaasatan bakteeriyada loo yaqaano "E.coli", Cudurrada lagu kala qaado galmada waa kuwa ugu badan ee keeno caabuqa xiniinyaha khaasatan cudurrada Jabtida iyo kalamiidiyaha, Caabuqa fayraska khaasatan midka keeno Qaamo-qashiirka "Mumps" virus waa midka ugu badan oo keeno caabuqa xiniinyaha, Jugtu waxay ka mid tahay waxyaabaha keeno caabuqaan khaasatan xilliyada ciyaarta banooniga iyo baaskiil wadidda Qalliinka lagu sameeyo qanjirka ragga ee "prostate-ka" mararka qaar waxaa laga dhaxlaa caabuqaan xiniinyaha khaasatan haddii nadaafadda qalabka qalliinka loo adeegsaday aysan fiicnayn. Tiibishada ku dhacdo xiniinyaha iyaduna waxay keentaa xanuunkaan, dhakhsane laguma baraarugo.
Please log in to reply.
shinji
October 10, 2022, 9:06 pm
Yuu ku dhacaa xanuunkaan? Astaamaha lagu garto xanuunkaan:
Please log in to reply.
caawiyepanel
October 10, 2022, 9:02 pm
caabuqa ku dhaco xaniinyaha kadibne keeno in xaniintu shuuqdo ama baaba'do. Caabuqaas waxaa loo kala qaadaa laba qeyb, mid xaniinta laftirkeeda ku dhaco, loona yaqaanaa "Orchitis", mid ku dhaco tubada shahwada oo xaniinta ka korayso, waxaana loo yaqaanaa "Epididymitis", laakiin sida ay u badan tahay labada meelba hal mar ayuu ku wada dhacaa caabuqaan waxaana markaas loo yaqaanaa "Epididymo-orchitis", Badanaa caabuqa hal xiniin ayuu ka bilawdaa, laakiin labaduba hal mar wuu ku dhici karaa, waana cillad ragga ku badan waxayna badanaa ka dhalataa infekshan ka yimid kaadi mareenka ama lagu kala qaaday galmada.
Please log in to reply.
shinji
October 10, 2022, 9:04 pm
Maxaa keeno caabuqa xiniinyaha "Epididymo-orchitis"?
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Mustafe Sulub4746
    waa maxay jacaylku
    Dec 20, 2022 - 21:16 |2 Answers
  • Queen of somalia
    16) Markii ugu horeysay cusman yuu ladagaalmay ?
    Dec 31, 2021 - 07:35 |1 Answers
  • Reham Maxamed
    parts of neuron
    Apr 03, 2023 - 02:43 |1 Answers
  • Sacdiya Abokor
    𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗰𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 ?
    Mar 23, 2023 - 09:42 |2 Answers
  • Mohammed Adam
    what is biology?
    Apr 12, 2023 - 13:20 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img