loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
asmuush quruxsan
January 30, 2023 | 9:47 pm |1 Answers

waa maxay farqiga udhaxeeyo halxiraale iyo googaaleysi

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
Hal xiraale
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
January 30, 2023, 10:52 pm
Halxiraalaha waa ciyaar, ama toy lagu tijaabiyo qofka caqligiisa ama aqoontiisa. Waxay inta badan u qaadataa qaab su'aal ama su'aalo ay tahay in lagu xalliyo caqli-gal iyo feker. halka googaaleysiga uu yahay ciyaar dhaqan sido kale waa qaab xujo OO afka ah. tusaale googaa waxaa garataa kildhi kolba reer ku kallah. jawabteeda tahay tixsiga ama duqsiga waxaan rajeynayaa in aan macnaha fahantay sidoo kale hadii aad heydo jawaabo kale fadlan haka waaban inaad so gudbisid mahadsanid.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Sharif
    waa maxaye baqal
    Jun 23, 2023 - 08:43 |1 Answers
  • Kafiya Ahmed
    waa mxay ahmiyada dhaqaale ee waaga
    May 12, 2023 - 17:27 |3 Answers
  • qaanib abdirizak
    waa maxay siyaasad
    May 16, 2023 - 15:27 |2 Answers
  • Abdi laahi Ahmed
    hadaba ani dadku dabecadahayga ma fahmikaraan balse anu qofdhibataysan ma dhaafo oo waxaan ka soo qaadaa walalkay ookale maraa markastana waxaan ku hamiyaa inaan masaakiinta aan garabsiiyo markaa man xumahay mise wan wanaagsanahay
    May 29, 2023 - 17:22 |2 Answers
  • Aadan Kuule salaad
    Carpenters
    May 08, 2023 - 10:35 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img