waa maxay farqiga udhaxeeyo halxiraale iyo googaaleysi

1 Answers

  1. caawiye Admin

    Halxiraalaha waa ciyaar, ama toy lagu tijaabiyo qofka caqligiisa ama aqoontiisa. Waxay inta badan u qaadataa qaab su’aal ama su’aalo ay tahay in lagu xalliyo caqli-gal iyo feker.

    halka googaaleysiga uu yahay ciyaar dhaqan sido kale waa qaab xujo OO afka ah.
    tusaale googaa waxaa garataa kildhi kolba reer ku kallah. jawabteeda tahay tixsiga ama duqsiga

    waxaan rajeynayaa in aan macnaha fahantay sidoo kale hadii aad heydo jawaabo kale fadlan haka waaban inaad so gudbisid mahadsanid.

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *