1 Answers
            
            
        
        waa habdhiska Neef mareenka .waana habdhiska Qofka u sahla inuu qaato  oxygen isla markaana uu Di bada u soo saaro Carbon dioxide waxa uu na ka koo Ban yahay Xubno fara badan oo kala ah .
1 Nasal Cavity 
2 Pharynx 
3 Larynx 
4 Trachea 
5 Bronchioles 
6 Lungs
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
