1 Answers
waa habdhiska Neef mareenka .waana habdhiska Qofka u sahla inuu qaato oxygen isla markaana uu Di bada u soo saaro Carbon dioxide waxa uu na ka koo Ban yahay Xubno fara badan oo kala ah .
1 Nasal Cavity
2 Pharynx
3 Larynx
4 Trachea
5 Bronchioles
6 Lungs
Leave Answer
You must be logged in to answer.