Loading...

waa maxay Shuruudaha u degsan Qofka baranaayo Cilmiga cafimaadka ?

1 Answer

1 Answer

  1. 1 waa in aadan ku gor gor tamin dhaawaca dushiisa
    2 waa in aadan ka Ash ashin bukaanka
    3 waa in aadan ka xishoon bukaanka
    4 waa in aadan noqon Qof War badan
    5 waa in aadan ku dhaqmin fal xaasid nimo ah
    NB. Cafimadak waxa ka mamnuuc ah 2 sheey oo kala ah
    1 Eex ama tagero family 2 Qabileysi .ama Qabiilkeyga ma ahan waa ka mamnuuc

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message