1 Answers
1 waa in aadan ku gor gor tamin dhaawaca dushiisa
2 waa in aadan ka Ash ashin bukaanka
3 waa in aadan ka xishoon bukaanka
4 waa in aadan noqon Qof War badan
5 waa in aadan ku dhaqmin fal xaasid nimo ah
NB. Cafimadak waxa ka mamnuuc ah 2 sheey oo kala ah
1 Eex ama tagero family 2 Qabileysi .ama Qabiilkeyga ma ahan waa ka mamnuuc
Leave Answer
You must be logged in to answer.