You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
wuxuu dhacay 18 ramadaan sandkii 2aa ee hijriyada
waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo ku beegan 17 da Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijrada, dagaalkaasi ayaa ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas (ee maanta ah dalka Sacuudi Carabiya). wuxuuna dhex maray ciidanka Muslimiinta oo xaruntooda ahayd magaalada Madiina kuwaas oo uu hogaaminayay Nebi Muxamed (N.N.K.H) iyo xoogag ciidan ka soo duulay magaalada Makka oo ay hogaaminayeen madaxdii Qureysheed ee ka soo horjeeday diinta Islaamka.