Loading...

dagalkii badar goormuu dhacay?

2 Answers

2 Answers

  1. waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo ku beegan 17 da Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijrada, dagaalkaasi ayaa ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas (ee maanta ah dalka  Sacuudi Carabiya). wuxuuna dhex maray ciidanka Muslimiinta oo xaruntooda ahayd magaalada Madiina kuwaas oo uu hogaaminayay Nebi Muxamed (N.N.K.H) iyo xoogag ciidan ka soo duulay magaalada Makka oo ay hogaaminayeen madaxdii Qureysheed ee ka soo horjeeday diinta Islaamka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message