1 Answers
Cusmaaniyiinta waxa ay soo galeen aasiyada yar qeybtii ugu danbeysay ee qarnigii 13aad
iyaga oo soo galay xiliyo kala duwan ahaana qabiil kamid ah qabiilooyinkii turkiga oo kasoo
barakacay meelo kamid ah bartamaha aasiya kuna siijeeday anatooliya waxaana
hugaaminaayey artugraal
Answers are closed.