3 Answers
Cudur waa xanuun
Cudurada Faafa, waa cudurada la isqaadsiiyo ee ka gudba Qof una gudba Qof kale. ama ka faafa xayawanada una gudba dadka kale Cuduradaan waxey ku faafan dhowr siyabood oo kal duwan hababkaan waxa loo yaqana wadada faafida (The route of transmission) Cudurada waxa sasaba ama keena noole yar oo lo yaqano (Organism) sida Bacteria,virus,fungus, protozoa, ¶sites sidaa darted dadka qaba cudurada faafa waa in laga fogeeyaa dadaka Caafimaadka Qaba ..
cudurada faafa waa cudurada la is qaadsiiyo ee kagudba qof qaba una gudba qof aan qabin
that's my full answer
Leave Answer
You must be logged in to answer.