Loading...

Cudurada Faafa. (infection disease or Communicable disease )?

5 Answers

5 Answers

  1. Cudurada Faafa, waa cudurada la isqaadsiiyo ee ka gudba Qof una gudba Qof kale. ama ka faafa xayawanada una gudba dadka kale Cuduradaan waxey ku faafan dhowr siyabood oo kal duwan hababkaan waxa loo yaqana wadada faafida (The route of transmission) Cudurada waxa sasaba ama keena noole yar oo lo yaqano (Organism) sida Bacteria,virus,fungus, protozoa, &parasites sidaa darted dadka qaba cudurada faafa waa in laga fogeeyaa dadaka Caafimaadka Qaba ..

    1. Replying to Wanagzan Sabiriina
      Cudurada Faafa, waa cudurada la isqaadsiiyo ee ka gudba Qof una gudba...

      cudurada faafa waa cudurada la is qaadsiiyo ee kagudba qof qaba una gudba qof aan qabin
      that’s my full answer

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message