Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (12) Diyaari warbixin ku saabsan dhibaatooyinka carrada dhulka Soomaaliya

1 Answer

1 Answer

  1. Dhibaatooyinka carrada dhulka Soomaaliya, guud ahaan dhulka Soomaaliya waxaa heysta dhibaatooyin ay ka mid tahaycarro burbur oo ay sababayaan waxyaabaha keena carro guurka si dadabaysha ama xaga biyáha, dhirta oo aad u yar, dadka oo u aad ugu howlan jaridda dhirtasi ay dhuxul uga dhigtaan

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message