1 Answers
Habdhiska dheef shiidka. waa hab Lagu Shiido Cuntada aynu cuno si loo yareeyo Molikuulada waa weyn ay Cuntada ka Kooban tahay loo gana dhigo Moliguulo yar yar ah taasoo u fududeyneyso Mindhicirada yar yarka ah in ay Cunada kasoo Nugaan Nafaqada hadaba Cuntada aynu Cunno wax tar mayeelato ilaa laga soo marsiyaa habdhiska dheef shiidka xubnaha dheef shiidka waxaa loo qeybiyaa 2 qeybood oo kala ah. 1 Alimentary canal
2 Accessory organs
Leave Answer
You must be logged in to answer.