sheeg wax kor usocda lakiin aan waligood hoos usoo laaban?

14 Answers
Caawiye Member
May 4, 2025, 8:29 pm
Waa cimriga
Sumayo Qurux
February 13, 2024, 7:00 pm
waa da'da ama cimriga
samiiro nuur
December 27, 2023, 7:56 am
waa cimriga iyo da'da
Anisa Ali Hassan
December 23, 2023, 9:48 pm
wxa kliya kor usocda aan weligoodna hoos usoo nowonynin waa sanadka
Mar Max
November 2, 2023, 7:07 am
da ,da
Cabdulaahi Mowliid
October 31, 2023, 4:28 pm
Da,da
Foza Cabdalla
October 12, 2023, 4:16 pm
waa Cimriga
Cabdiqaadir Maxamid
May 26, 2023, 9:13 pm
waa cuniga Markuu koraayo ama weeynaanaayo
SuuSu MoHa
May 16, 2023, 2:59 pm
waa cimriga
rachka
April 5, 2023, 1:45 pm
wa cumriga ama da.da
Maryan Ali Adan
April 25, 2023, 12:38 am
waa waqtiga
mox
April 1, 2023, 11:30 pm
sanadka ama da’da qofka bin aadanka
iqro Alpertoz
March 30, 2023, 11:01 pm
Da'da (Age)
Jaamac Maxamed
April 18, 2023, 10:00 pm
waa da,da

Leave Answer

You must be logged in to answer.