3 Answers
            
            
        
        taas wey fududahay waxaad soo qaadaneysaa cuntooyinka nutreints ee nafaqada laga helo,sida biriiska oo energy ah,beedka oo booratiin ah,iwm taa waxaa ka fudud waxaa jira cabitaan hadaad cabtid aad ka heleysid dhamaan nafaqooyinka waa caanaha.
                        hadii ay.jirto naqo daro 
waa ina laxarirtaa dhaqtar 
sido kale wa inaa cunada nafaqada leh cuntaa
Tusaale,,Aroortii wa inaa cabtaa biyo cadiya waxey u fiicanyihiin Maqaaraka
waa ina waqti hore Quracataa subaxdii 
waa inaa cuntaa Qudaarta cagaaran iyo qudarta kale ,
                        hadii ay.jirto naqo daro waa ina laxarirtaa dhaqtar, 
Aroortii wa inaa cabtaa biyo cadiya inta awoodid 
waxey ka cawinayaan  Maqaarka 
iskudey inaa waqti hore Quraacatid 
wa inaa cunada nafaqada leh cuntaa 
waa inaa Qudaarta  cagaran iyo Qudaarta Lake cuntaa ,
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
