loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
ahmad mohamad boorow
April 30, 2023 | 8:45 am |3 Answers

waa imisatiirka islaamku

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
3 Answers
Please log in to reply.
Yonis Xaji
July 25, 2023, 1:00 pm
waa jawaabtu shan
Please log in to reply.
samiira ahmed
July 23, 2023, 8:32 pm
waa 5 tiir
Please log in to reply.
Queen of somalia
April 30, 2023, 10:38 am
Sida ku xusan xadiiska iyo sunaha, shanta tiir ee Islaamku waa: Shahadah: Qiritaanka in Ilaahay maahine aanu Ilaah kale jirin, Muxamadna uu Rasuulkii Ilaahay yahay:- Waa albaabka uu qofku Islaamnimada ka soo galo, waana in qofku qalbiga ka rumeeyaa in Ilaahay mooyee aanu jirin Ilaah kale oo xaq lagu caabudaa carrabkana uu ka yiraahdo isaga oo dhahaya "اشهد ان لا اله الا الله و اشهد ان محمد رسول الله ""Ash-hadu Allaa Ilaaha Illallaahu Wa Ash-hadu Anna Muxamadun Rasuulu-Laah" .Salaadda:- Waa tiirka laf dhabarka u ah diinta Islaamka waana shan Salaadood oo uu addoonku tukanayo habeenkii iyo maalintii,Zakada:- Waa tiirka saddexaad,waxaana ay waajib ku tahay dadka hantida leh in ay in go'an oo ay diinta Islaamku u goysay ay Sako u bixiyaan si loo siiyo dadka ay ku baxdo, qofkii diidana dawladda Islaamka ayaa xoog kaga qaadaysa si loo gaarsiiya dadkii xaqa u lahaa, qofkii jiritaankeeda beeniyana diinta Islaamka ayuu kaga baxayaa.Soonka:- Waa tiirka afraad, waana waajib saaran qof kasta oo Muslim ah, waana wajib ah in qofku ka soommanaado cuntada, cabitaanka iyo galmoodka laga bilaabo marka waagu dillaaco ilaa laga gaaraayo qorraxda marka ay dhacdo, qofkii jiritaankiisa beeniyana diinta Islaamka ayuu kaga baxayaa.Xajka:- Waa tiirka shanaad,waxaana ay waajib ku tahay dadka kari kara ee hanti u haysta uu ku xajiyo,waana halmar inta uu nool yahay, isagoo addoonku tagaya Maka Almukarama si uu u soo guto Xajka isla markaana booqanaya Madiina , qofkii jiritaankeeda beeniyana diinta Islaamka ayuu kaga baxayaa.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Abdikadir 2000A
    waa maxay faaiidooyinka waxbarashada
    Mar 16, 2023 - 14:14 |1 Answers
  • Ahmed Aadan
    waa imisa meerayaashu
    Jun 06, 2023 - 23:00 |1 Answers
  • Indha Cade
    waa maxay
    Jul 09, 2023 - 18:46 |1 Answers
  • asmuush quruxsan
    waa maxay farqiga udhaxeeyo halxiraale iyo googaaleysi
    Jan 30, 2023 - 21:47 |1 Answers
  • iqro Alpertoz
    sheeg meeqo suurad ayaa lagu shegay nabi muuse cs?
    Mar 30, 2023 - 20:30 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img